XULASHADA MAREEG ONLINE

Faahfaahin Xaalada Gobolka Gedo iyo Sababta ka dambeysa Khilaafka Cusub ee Muqdisho iyo Nairobi

Mudo bilo laga joogo waxay Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Uhuru ay kala saxiixdeen heshiis lagu dhamaynayay Khilaafkii labada dhinac. Hada waxaa soo cusboonaadey khilaaf hor...

Xaalad cakiran oo ka dhex taagan wasiirka ganacsiga iyo xafiiska Kheyre

Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda Somalia C/llaahi Cali Xasan ayaa soo food saartay xaalad ka dhalatay xil ka qaadistii uu ku sameeyay guddoomiyaha rugta...

Dowladda Federaalka oo isu diyaarinayso in ay u guurto Cadaado.

Dowladda Federaalka oo isu diyaarinayso in ay u guurto magaalada Cadaado kadib markii ay beelaha Galmudug soo jeediyeen in inta xal waaraa laga gaarayo...

Xarumaha Dhaqan Celita iyo Qur’aan Saarka Muqdisho oo Amarro la dul dhigay.

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay amarro ku aadan xarumaha lagu dhaqan celiyo iyo kuwa qur’aan saarka ee ku yaalla magaalada Muqdisho, waxaana ay...

Xog: Dowladda Somalia si qarsoodi ah Denmark ugu wareejisay Amaal Nuur ayada oo aysan ogeyn qoyskeeda.

Xog ay heshay heshay mareeg.online line ayaa sheegeysa in dowladda Soomaaliya ay Amaal Nuur Cusmaan oo ah gabar qoyskeeda ka maqneyd mudo laba bilood...

KASHIFAAD: Senator Muuse Suudi oo hal arrin darteed uga go’ay Villa Somalia

Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa sheegay halka uu ka soo bilowday dagaal siyaasadeedka uu kula jiro madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Kheyre Senatorka ayaa tilmaamay...

Dhageyso:Muqdisho: Caruur Gaajo u Dhimatay

Saddex caruur ah oo ay labo mataanno yihiin ayaa toddobaadkan gudihiisa la sheegay inay gaajo darteed ugu dhinteen xero barakacaal oo ku taalla duleedka...
- Advertisement -

TOP NEWS

HOT NEWS

Cabdi Xirsi Qarjab “Wasiirada Puntland ma tagi karaan Xamar”

0
Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa faah faahin ka bixiyay tallaabadii lagu joojiyay kulan uu magaalada Garowe ku qaban lahaa Wasiirka Qorsheynta...