Dagaal u dhexeeya Ciidamada Jubbaland iyo Ciidamo Seeraar taabacsan oo ka dhacay Kismaayo

Wararka ka imaanaya Magaalada Kimaayo ayaa waxa ay sheegayaan in uu halkaa uu ka socdo Dagaal xoogan oo u dhexeeya Ciidamo taabacsan Cabdinaasir seeraar iyo Ciidamada Maamulka Jubbaland waxaana hada la maqlayaa jugta Rasaas culus.

Ciidamada Cabdinaasir Seeraar ayaa waxa ay yihiin kuwo aad u hubaysan waxaana laga cabsi qabaa in uu Dagaalku ku fido Magaalada waxaana qaybo ka mid ah Magaalda Ka bilaawday barkac.

Dagaalkaa ayaa waxa uu imaanayaa xili ay Magaaladaa ku wajahanyihiin Wefdi heer caalami ah waxaan Amaanka Magaalad uu yahay mid aad loo adkeeyay.