DEGDEG:Qaraxyo ka dhacay Muqdisho iyo Dagaal toos ah oo socda

Warar kala duwan ayaa wax ay ka soo baxayaan Qaraxyo ka dhacay Magaalada Muqdisho wxaana Qaraxyadaa laga lagamaqlay Jugtooda Degmooyin ka tirsan Magaalada Muqdisho.

Qaaxyadaan ayaa waxa ay ka dheceen Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir waxaana halka qaraxyadu ka dheceen laga maqlayaa rasaas xoogan.

Xaalada halka ay qarxyada laga maqlay hada rasaas ay ka dheceyso xaalduna way kacsan waxaana jirin ilaa iyo hada inta uu Khasaaruhu gaarsiisanyahay