Dhageyso:Muqdisho: Caruur Gaajo u Dhimatay

Wariyaha VOA Xasan Kaafi Qosyte ayaa maanta booqday xerada barakacaasha warbixintanna ka soo diray.