Jahwareer xooga oo ka taagan agacaabista Golaha Wasiirada Galmudg

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa waxa uu wajahayaa culayskii ugu badnaa kaa oo kaga imaanaya Beelaha Dega Deegaanada Maamulka Galmudug qaarkood waxa uuna ku jahwareersanyahay Magacaabista Golaha Wasiirada Cusub ee Maamulkaas.

Waxaa waayihii dambe Magaalada Dhuus-mareeb ku sii qulqulayay shaqsiyaad doonaya in ay ka mid noqdaan Golaha Wasiirada cusub oo uu soo dhisi doono Axmed Qoor qoor waxaana laga yaabaa in uu mar dhow soo saaro Wasiiro Cusub.

lama oga inta ay ka koobnaan doonaan qaabka uu u qancinayo beelaha waloow beelaha qaar aysan aqoonsaneeyn in uu qoor qoor Madaxweyne ka yahay Maamulka Galmudug.